|
Monday, 08 February 2010 |
Muddadii Ay Mucaaradku Filayeen Inay Doorashadu Ku Qabsoonto Oo Is Bedeshay, Rayaale Oo Ku Qanacsan Jiitanka & Saadaasha Wakhtiga La Rajaynayo.....Muddada aan xudduuda lahayn ee xilka Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa kor u dhaaftay saddex bilood,
|
|
|
Monday, 08 February 2010 |
Jaalliyadda Somaliland ee Magaalada JÖNKÖPING/SWEDEN oo Madal Ilyartu is-qabatay ku Qaabilay Xil. Ibraahim Mahdi Buubaa. DAAWO SAWIRADA
|
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|
laamaha Xisbiga Kulmiye ee Greater Manchester iyo Liverpool, ayaa ka dhici doonta magaalada Manchester, maalinta bishu tahay Feb 20 2010 wakhtiga 1-6 pm.
|
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|
MAanso ka turjumaysa Dareenka Is-bedbedelka badan ee Siyaasadeed/Hogaamineed ee Dalku ku Sugan yahay
|
|
|
Monday, 08 February 2010 |
“Qurbo-Jooga Somaliland Waxaan Odhan Lahaa Dugsigii Aad Ku Soo Qaadateen Waxbarashadii Aasaasiga Ahayd Wuu Idiin Baahan Yahay Haddii…” Maamulaha Dugsiga Mr. C/Raxmaan Axmed Xuseen DAAWO SAWIRADA
|
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|
The Mourning Tree: an autobiography and a prison memoir, Mohamed Barud Ali
Ponte Invisibile Ed (redsea-online), February 2010, 256 pp - 13x20cm (soft cover)
|
|
|
Monday, 08 February 2010 |
Waxa la yidhi dadka madaxa ku socdaa kuwa cagaha ku socda bay la yaabaan, waxase maanta jira qaar aan ahayn labadaas midna oo inta ay labaddii gacmood dhulka dhigeen, cirka cagahii u taagay
|
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
Ciyaaryahan Soomaali ah Oo Markii Ugu Horeysay U Saftay Kooxda Manchester City Ee Dalka Ingiriiska.DAAWO SAWIRKA
|
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
Shaki kuma jiro in haddii ay qaraxyadani sii socdaan ay u horseedi doonaan Somaliland fidno iyo burbur aad u ballaadhan oo curyaamin kara geedi socodka nabadda, xassiloonida iyo dimoqraadiyad aynu maanta hadhsanayno.
|
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
Nimo was brilliant student who completed her four-years secondary school education after walking 5-kilometers walk from her home each day.....
|
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
Komishanka Oo Yididiilo Ka Muujiyey Hawsha Server-Ka Ee Ay Gacanta Ku Hayaan Khuburada Iyo Kala Saraynta Mustawaha Xafiisyada Xisbiyada Siyaasada
|
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
|
Xildhibaan reer Britain ah oo Ka Sheekeeyay waxyaabihii ugu Fajaca badnaa ee uu kala kulmay Madaxweyne Rayaale, mar uu booqasho ku yimi Somaliiland+SAWIRO
|
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
OGAYSIIS: Hilaaal internet and multi services
|
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
Xus laysku Arkay oo Loo Sameeyay Sanadguuradda 37aad ee ka soo wareegtay Geeridii Abwaan Cabdillaahi Suldaan Maxamed (Tima-cadde). DAAWO SAWIRADA
|
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
|
“Ma habeenkii xalay ahaa! Waa telefishannadii!! Waa khudbado gaaggaaban oo jilayaashii Golaha Guurtida ugu mudnaa dadka ugu bushaaraynayaan in ay isku saamaxayaan……”
|
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
“Maan moodayn inay intan qaadanayso, laakiin waxaanu filaynaa in Doorashadu dhacayso..”-Guddoomiyaha Xisbiga UCID
|
|